webmaster@laasqoray.net

Xildhibaanada Reer Maakhir ee Baarlamaanka Fadraalka oo Soo Saaray Baaq ku Wajahan Madaxda Dowladda KMG.

Xildhibaanada Beesha Reer Maakhir ee Baarlamaanka Fadraalka ayaa soo saaray baaq  ay u dhan yihiin oo ku wajahan Madaxda Sarre ee Dowladda Fadraalka KMG Sida Raysal Wasaaraha Xukuumada KMG Mudane Farmaajo iyo Madaxweyne Sheekh Shariif

Hoos ka eeg Lifaaqa Baaqa Xildhibaanada Reer Maakhir Soo Saareen


Laasqoray.Net

Subscribe to Comments RSS Feed in this post

15 Responses

  1. War laba sal u dhexeeyayaashan yaa wax u sheega. Sheekh shariif waxaad meesha ku qorqorteen maba fahmayo war dib isugu noqda oo odaygan indhaha’la ee meesha fadhiya ee dhuuni raaca ah warqada u hagaajiya Somaliland-na wax idinku falimayso, Punland-na buurahay idinka daadiyeen. Calaacalka joojiya oo Wasiirudawlihiina magac uyaalka ah imaansada intaan laydinkala noqon oo kuwa kale oo ooyaya oo abaalkuqaba loo wareejin…

    7- Xamar adeer warsangeli kama shaqeeyo e ha moogaan..

  2. anigu horta aad iyo aad baan uga xumahay sida xun ee loola dhaqmay beeshan warsengeli laakiinse waxaad ogataan kali kuma tihiin waxaa idinla qaba beesha gadabguursi oo si xun loo quudhsaday oo la siiyay hal weliba ah wasiir ku xigeen. maantana si rago nimo leh bay iskaga casileen. mida labaadna aad iyo aad baan uga xunahay sida xaqdarada ah ee ay dowlada cusub ee somaliland meel ugaga dhacday saamigii beeshan iyo dhamaan beelaha kale ee degan somaliland. gaar ahaan galbeed iyo bariga. reer sool iyo sanaag bari iyo reer awdal ba ula dhaqantay. ilaah baa run jecelee tii cigaal ayaa ka fiicnayd labadan ugu dambeeyay. iyana way is dhaandhaameen. ilaah ayaan uga baryayaa inay umada somaliland soo toosto oo una keeno dowlad dhowrta saamiga umada iyo cadaalada. sidoo kalena uga baryayaa inuu u mideeyo umada somaliland sidii ay ugu midaysnaayeen gobonimadoodii 26kii june 1960kii. kolkii la iska saaray gumaystihii ingiriiska. beelahan degan sanaag bari ama maakhir estate waxaan idin leeyahay ayahiina ka tashada oo ismaamula idinku somaliland ahaana aynu ilaashano gobonimadeenu u soo halgamaynay ku dhawaad 80 sano. ilaahna waxaanu ka baryaynaa in ay somaliland oo dhami yeelato dowlad xaqa umada dhowrta sidoo kale dhowrta samigii umadu ku heshiisay. tana waa lagu khasaray, tu karoon inoo keeno. sidoo kale inoo mideeyo sidaanu u midaysnayn 26kii june 1960. umada somaliland ilahayow isku tol oo nabadooda iyo wanaagooda u dhowr. xaqa umada reer somaliland oo dhan ha ahaado kan reer maakhir ha ahado kan reer sc ha ahaado kan reer awdal ha ahaado kan dhexda dega inuu kuligood si xornimo ah leh u siiyo iskuguna keeno iyagoo midaysan kana dhigo hal dal oo madax banaan. kulmiye ciil buu ina baday ee ilaah ha inaga qabto riyaalena kaba sii daran ee cigaal uun baa umadan wanaag u hayay. inkastoy qaladaad bini aadamku ka dhaco se isagaa somaliland oo dhan u roonaa. maanta umadeenu sidaas may ahaateen ee waxa sidaas inoo galay kha’imiin umada aan daacad u ahayn. riyale iyo silanyoba waa khaa’imin.

  3. hadii meel la igu xumeeyo dee aan soo ceshado waxaan lahaa.

    anigu waxaan aaminsanahay inaan la soo laabano gobonimadeenii dhalatay 26kii june dee anaa sidan ku tanaadaya intaan la igu soo dabrin. aan anigu dabro.

  4. waar horta anigu waxaan ahay nin reer sanaag weliba kasoo jeeda beeshan warsengeli laakiin waxaan la yaabaa rag leh isaaq ayaanu gobonimadeenii 26ka june uga tagaynaa waa sidee sidaasi sina maahan. waar heedhaha somali haday sidaas inoo quudhsatay dee miyaanu is hoosgaynaa oo waanu ogolaanaa in nala yaso. isaaqan aad sheegayso uga tagi maayo gobonimadii aan lahaa 26kii june ee tii aan soo ceshano iyagana tusno somaliland wax la yidhaah inaanay kaligood ahayn. sidoo kale sharekeena aanu si qasableh ugaga dhacsano. waayo magaceenii guud bay isticmaalayaan gobonimadeeni bay isticmalayaan dee miyaanu taas u ogolaanaa oo hadhowna ma qasab ayaa nalagu sheegtaa. kolay siday wax u socdaan way muuqataa africana waad taqaanaan in wax la yidhaa xuduud gumaysi caabudo hadii ay sidaas yeelaan dee anagaa dhib ku qabna ee aynu ka taxadirno oo aynu awooda xoog ugala wareegno. saami ayaan kulahaa somaliland waxbaa inaga yaala halkaas ee aanu dhacsano. waar heedhaha anagu somalidan kolna is dili taqaana kolkay soo toosana yaqaana inay sidaas inoo bahdilaan waxba ku sii raagi mayno. tiiyoon leeyahay taariikh cad. intaanu kaas isaaqu iga sheegan oo uu hadhow inagu gunaysan dee aanu ka hortagno tusno in ay somaliland tahay wax wadaag ah ee aanay beeshaas qusaynin.

  5. War illeeen reer war wanaagsanooow war idinkama dhamaado oo ma quusataan,,
    Horto warsangeliyooow inta xildhibaanadiinu sidaan wax usoo qorayaan ,meedey aqoonta aad sheeganeysaan mise caruurta baad ka biilaataan baarlamanka ,,, fadlan iska hagaajiya habka qoraalka idinkii lahaaa dadkii somali u horeyey oo wax qori jirey baan nahey baad hal bog si fiican u qori weedeen ,,, ma eeeyleey baa idiin qorey baaqa . mise afka shariifyada baa fahmo iyo wiilka feero armaajo..

    dib isugu laabta oo calan gaar ah sameeysta oo idinku wax magacaaba reer meekhiroow.
    waziir dowlaha yaree caanteenka ahna muxuu ugu dheganyahey war iska cazil meesha meel maran ha taagnaan iyo waziir bilaa wasaarad mise xafiiska agaasime waaxeedka baa meel lagaaga xaar xaarey kkkk..

  6. Walaahi aad baan u farxey. WARSANGELI oo hal mowqif yeesha waa webi soo rogmadey.
    viva CASHARO. viva Caasho.
    BOON MAREEXAAN iyo HAWIYE iskaashadey horaa loo yiqiin mana ahna mid saas u waaeeysa ileen reer miyi la yiri wax maamul.

    - Carmaale

  7. maantey udarrayd oo reerkii dhibta dalka abuuray dib u soonoqdeen (daawiinii bilatii hiya daa’u)kii horana wax inama siin kanuna wax inooma ogola

  8. sc wrv wb waan salaamayaa umada islaamka ah salaan ka dib waxaan leeyaahay dadka warsangali ee aan ka dhashay cid bashar ah oo aad wax ka sugtaan yay jirin soomaalina warkeedaba daa oo inta badan xaaladoodaaba iska liidata illaahay isku xira qof kastoo warsangaliyowna salaadaada hagaaji magaalo dadka islaamkana u duceeya

  9. horta marka kobaad warsan galiyow meel isu raaca la,idinku soo hagaago
    ama MAJERTEN RAACA ama ISAAQ ama somali ahaada
    Somali hadaad raacdaan WASIIR la,idin siiyay ama la,idin siin wax macno leh maahan xilligaan Meeshaan MOORYAANTA in laga xoreeya mooyee
    Laakiin meel la,idinku soo aado hala helo

  10. maxuu uu isucasliwayey xubintii wasiradowlaha la siiyey? hadii uu dhabayeyahay warsaxaafadeedka xubnaha Barlamaanka

  11. war doqoniinada iska daaya meydin dowlad wax ka aqoon sowta layna siiyey wasiiru dawlaha arimaha gudaha waa ok eee kkkkkkkkkkkkkk ma wax ka weyn baad dooneysaan cida waxan soo saarteyna waa garaneynaaaaaaaaaaaa eee haka tanaa susho hadii kale wixii ka dhaca ma qabno hadaan nahay dad yaqaanada reer maaakhir sxbayaal

  12. kkkkkkkkk, qodobkaa shanaad saaxib waa wax aan shir lala hor iman karin. waxaan raacsanahay 4taa qodob ee mudanayaashu soo gudbiyeen.

  13. dhibtu waxa weeye raisal wasaaruhu ka noqon maayo go’aankiisanee bal inaga kaxeeya meeshan oo nagu celiya xoriyadii aanu lahayn 50 sano kahor ee la qaatay maalinimadii 26ka june 1960. somali waxba iskuma leh. dee reer kaasi degan galbeedka ee isaaqu runta ayay sheegayeen waayo sidan bay arrintu tahayee bal meeshan aanu iskaga quusano oo aynu ka socono. meesha dulum kama dhamaatee inakala kaxeeya. meel hadii lagugu dhibo laguma daalo ee walaalayaal dee hanaloo soo cesho xoriyadeenii 26kii june 1960kii. qolodan isaaqana yaynaanu ka yeelin in ay kaligood taliyaan ee anu ku qasabno in aynu wax wada wadaagno. guul somaliland guul umada somali ilaah hasiiyo. saamigaygii aan ka soo ceshado qolodaas waayo kolkii horeba waxaan kula heshiiyay bay ahaydee dee iyagaa ka baxay ee aanu markan ku qasabno.

    • kan reer sanaag shegtay isku duubni iyo waalaal nimo
      iyo cadaalad in wax lagu wada qayiib sado baanu ka had layiinaa e xagee nala aadey caqli daranidaa
      war isticmaar xornimo nama siin sida isaaqa oo taariikh dooda oo dhani 60 kii kabilaabatay ee anaku weligayo soomali baanu ahayiin xor ah reer konfurna waa dad aanu wada dhalanay oo weligayo mid ahayiin ee calan kan marada ahi nooguma horeeyiin
      waa calaamad uun ee isaaq sheekada ulatag caqli laaweyahow

  14. 5- waa in aan nala weydiin dhan aanu raacsanahay iyo meel
    naloogu soo hagaago dhul iyo dad ba wax walboo dhaca
    6- hadii qodob ka koowaad la aqbalo waa in uu noqdaa shakh
    siga la magcaabayaa qof badhan ku dhashay ama reer
    badhani wataan