webmaster@laasqoray.net

Xubnaha Golaha Wasiirada oo la magacaabay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa galabta ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub, xilli maalmahan laga sugayay, iyadoo magacaabista Golaha Wasiirada aan wax munaasabad iyo wariyeyaasha looga yeerin, kadib maalmo badan oo loo yeerayay oo ay dib u dhaceysay.

Liiska Golaha Wasiirada.

1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Waxaa loo magacaabay

Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta

2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Waxaa loo magacaabay

Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda

3- Mudane Xuseen Carab Ciise Waxaa loo magacaabay

Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga

4- Mudane  Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Waxaa loo magacaabay

Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.

5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.

6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.

7- Marwo Caasho Cismaan Caqiil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska,

8- Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha

9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

10- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Axmed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta

11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga

12- Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda

13- Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Circa, Dhulka, Badda & Dekadaha

14- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta

15- Mudane Jaylaani Nuur Iikar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska

16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka

17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.

18- Madane, Cabdullaahi Goodax Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga


Malik Abdalla
Communication Director
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia

Comments are closed.