Idaacada SPR oo wareysi layeelatay Nabadoon Cabdullahi Cabdi Ibraahim.
Wareysi LaasQoray.Net ee Layeelatay Xoghayaha Abdirizak Ali Maakhir Halkan ka dhageyso.
Gabay la magac baxay DARXUMO oo uu tiriyey Al-Ustaad, Abwaan Mursal Siciid
Wararka Maanta
- 28/01/ Kalfadhigii Golaha Deegaanka Badhan oo Maanta Soo Xidhmaya
- 27/01/ Dagaalka Buuhoodle oo Guula laga Sheegtay DHEGAYSO
- 27/01/ RW Gaas oo Wasiiradiisa Isku Shaandheeyay Akhriso Magacyadooda
- 27/01/ Puntland oo Dilkii Xildhibaanka ku eedaysay Raascaseyr State
- 27/01/ PDF UK chapter’s consultation event scheduled for the 11th Feb 2012.
- 25/01/ Xil Wareejin Garoowe ka dhacday DHEGAYSO
- 25/01/ Jaaliyada G.Sanaag ee Australia oo Go’aamo Soo Saartay
- 24/01/ Banaanbax looga soo horjeedo Somaliland iyo xasuuqa ay ka wado Sool oo ka dhacay Badhan, Sanaag
ARTICLES IN SOMALI AND ENGLISH
ARTICLE- The predicament of Maakhir territory
Ma dooneyn dadnimadaan laheyn duleynaa e Ma dooneyn inaad daba gashaan duul shisheeye e Ma dooneyn inaad dowlad kale dacalla joogtaanee Ma dooneyn inaad daad rag kale daasad wadataan e… Read more
Maqaal:- Uga digid sheegashada dhul aanay lahayn Beesha Dhulbahante
Ku Isimmada Dhulbahante Ku Aqoonyahannada Ku Siyaasiyiinta Ku Odayaasha iyo Waxgaradka kale Walaalayaal annagoo marka hore ka xun xaqdarrada uu idin ku hayo taliska Soomaali diiku, hiil iyo hoona idin… Read more
Somaliland lama mid ah Koonfurta Suudaan
Faalo- Beryahan dambe waxaa aad looga buunbuuninayaa oo aad ku arkaysaa cinwaanada hore ee warbaahinta kasoo baxda Somaliland qadiyada ku saabsan aftida laga qaadayo Koonfurta Sudaan oo hadii aad akhrido… Read more
Murugada Maxaa lagu Daweeyaa ? Qalinkii Mohamed Ahmed Ilkacase.
Haddaad u kuur gasho nolosha Bulshada Soomaaliyeed ee maanta, waxaad mooddaa in Murugada, Wel-welka, Tiiraanyada iyo fekarku noqdeen qayb nolkoshooda ka mid ah, mid yar iyo mid wayn, mid dal… Read more
Suugaan
-
Gabey cusub oo lagu magcaabo GALGALA
Cumar Sanaag oo hore gabayo badan sii daayey ayaa waxa uu yiri ”Gabaygan inaan curiyo waxaa igu kalifey dhibaatada ka taagan Gobolada Puntland gaar ahaan Galgala iyo Gaalkacayo. Gabaygan oo tilmaamaya… Read more
- Gabey:-Dib inaan u gado doonidii- Cumar Maxamuud Gurey
- ‘Guul Maakhir’ waa Gabay uu tiriyey Mr Shiine
- Gabey la magac baxay PUNTLAND oo uu tiriyey Cumar Sanaag
- GABEY QIIMO BADAN -Iskuduubni waa deeq alee sow ku degi meyno
- Gabay la yiraahdo: MADARSHOON iyo CAQIIBO
- "MARIN SEEG" waa gabay cusub oo uu tiriyey Abwaan Mataan.
- DHAGAYSO----Gabay la magac baxay DARXUMO oo uu tiriyey Al-Ustaad, Abwaan Mursal Siciid
Wareysi
-
GABEY QIIMO BADAN -Iskuduubni waa deeq alee sow ku degi meyno
Abwaan Cumar M Gurey oo ku magac dheer Cumar Sanaag ayaa tix gabey ah tiriyey taas oo ujeedadeedu tahey in bulshada Maakhir ay isku duubnaato, iskana ilaaliso tafaraaruqa iyo kala… Read more
- Idaacada SPR oo Wareysi xasaasi ah La yeelatay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”
- Radio Laasqoray oo Wareysi gaar ah la yeeshay Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla.
- Idaacada SPR oo Wareysi ku aadan Mudaharaad ka dhacay Magaaladda Badhan La yeelatay Nabadoon Cabdilaahi Cabdi Ibraahim
SPORTS
-
Cayaarihii ka socdey Haylaan oo soo gabagaboobey iyo xaflad heersare ah oo loo qabtey
Dhahar (SPR): Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey koobkii Nabada iyo isdhexgalka Bulshada kaasoo lagu qabtey garoonka ku bada cagta ee magaalada Dhahar. Koobkan ayaa waxaa soo abaabuley isla markaana maalgaliyey idaacada… Read more
- Kooxda Idaacada SPR oo ka qeyb gashey cayaaro ka bilowdey gobolka Bari.
- Gobolka Banaadir oo ku guuleystey Horyaalka Somalia
- Wariyayaal Sporst oo abaalmarino la siiyay
- Garsoorayaal Soomaali ah oo tababar Tanzania u jooga
- Wiil Soomaaliyeed oo u ciyaara West ham United
- Sunderland oo dhulka ku jiiday Chelsea
Tacsi
-
Tacsi Geeridii ku Timi Reer Khaliif Cabdi Nuur iyo Reer Xirsi Faroole
uud ahaan Dadkan Waxay Tacsi u dirayaa Qoyskii ay ka Geeriyootay Marxuumada Faaduma Xirsi Faroole oo ku xijaabatay degmada Ceelbuh ee Sanaag, Waxaanu si Gaar ah Tacsi ugu diraynaa Dhamaan Reer… Read more
- TACSI- Maxamud Cashuur
- Qoyska Reer Maxamed Yacquub oo tacsi u diraya Qoyskii iyo Qaraabadii, Aasbaabtii Marxuum Xaamud Abokor
- TACSI- Marxuum Maxamed Cashuur Cabdalle
- Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale oo Saaka ku Geeriyooday Degmada Qaloocan.
- Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Marxuun Mohamed Macalin Xasan oo ku geeriyooday magaalada (addis ababa) ee dalka itoobiya.
- Taci Marxuun Maxamed Xasan Dhiil oo Xingalool ku Xijaabtay
